801 Views

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Guddoomiyaha Wanla-weyn iyo Guddoomiyaha arimaha bulshada oo ka socda halkaas

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Guddoomiyaha Wanla-weyn iyo Guddoomiyaha arimaha bulshada oo ka socda halkaas
____________________________________________________________________________

May 22 2021

Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada hoose  saakay  ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in in dagaalka uu u dhexeeyo Ciimado kala taabacsan Guddoomiyaha degmada Wanla-weyn Maxamed Siidow iyo Guddoomiyaha arimaha bulshada degmadaasi Axmed kheyr.

Dagaalkan  ayaa  yimid kadib markii la sheegay in la isku qabsadat maaraynata maamulka maaliyada ee Degmadaas ka soo Xaroodo.


sidoo kale Xaalada degmada Wanla-weyn ayaa kacsan, waxaana haatan la maqlayaa dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda ay is weydaarsanayaan dhinacyada dagaalamaya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post