726 Views

Addis Ababaoo lagu soo gebogebeeyay kulan lagu heshiinayo Canfarta iyo Soomaalida,

Addis Ababaoo  lagu soo gebogebeeyay kulan lagu  heshiinayo Canfarta iyo Soomaalida,
____________________________________________________________________________

May 29 2021

Waxaa shalay gelinkii dambe magaalada Addis Ababa lee xarunta dalka Itoobiya lagu soo gebogebeeyay kulan lagu wada hadashiinayo Canfarta iyo Soomaalida, kulankaas oo diiradda lagu saaray colaadda soo noqnoqotay ee u dhaxaysa labada dhinac iyo sidii xal waara looga gaari lahaa colaaddaasi.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa madax ka socota dowladda federaalka Itoobiya. Haddaba waxa lagu heshiiyay ee kulankaasi ka soo baxay, ayaa waxaanu ka wareysannay suldaan Fowzi Maxamed Cari, oo ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay shirkaas, Fartuun Ismaaciil Axmed ayuuna u warramay.

Sidoo kale dagaalada labadan beelood ayaa sanadihii la soo dhaafay soo jiitamayay kuwaas oo uu mar kasta ka bilaawdo dhul daaqsin, waxaana k,u dhintay dagaalkan Boqolaal qofood waxaana ku barakacay Kunanaan qof, waxaana lagu gubay Hanti badan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post