1500 Views

Masuul horay loogu xiray u ololeynta Soomaali weyn oo ku soo baxay doorashada Somaliland

Masuul horay  loogu  xiray u ololeynta Soomaali weyn oo ku soo baxay doorashada Somaliland
____________________________________________________________________________

June 3 2021

Siyaasiyiin dhawr ah oo ah kuwo laga yaqaano Somaliland, ayaa ku guuleystay xubnihii ay u tartamayeen ee doorashadii Golaha deegaanka iyo Golaha Wakiilada.

Waxaa kamid ah siyaasiyiintan Yaasiin Xaaji Jaamac “Faratoon”, oo kusoo baxey xisbiga Kulmiye, Cabdulrasaaq Khaliif Axmed oo isna kusoo baxey xisbiga Wadani.

Waxaa kaloo jira siyaasi kale oo isna ku guuleystay xubinti uu u tartamayey ee Qaasim Aadan Saleebaan Cali, kaasoo ku tartamayey xisbiga Wadani ee gobolka Sool.

Sidoo kale Siyaasiga Qaasim ayaa dhawaan waxaa xirey booliiska Somaliland, isagoo lagu eedeeyey inuu u ololeynayo Soomaali weyn.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post