759 Views

Dowladda UK oo sheegtay inay dadka soogalootiga ah ee dalbanaya magangalyada

Dowladda  UK oo sheegtay inay dadka soogalootiga ah ee dalbanaya magangalyada
____________________________________________________________________________

Talaado: June 29 2021

Dowladda Ingiriiska ayaa qorsheyneysa sharci awood u siinaya waaxda arrimaha gudaha inay dadka soogalootiga ah ee dalbanaya magangalyada u diri karto codsigooda dal kale oo dibadda ah, si loo baaro qaxootinimadooda.

Nidaamkan ayaa hadda kaliya ka jira waddanka Australia.waxa uuna Noqon doonaa in UK ay Noqoto wadankii ugu horeeyay oo Yurub ah uu biulaabo arintaas.

Sidoo kale Warbaahinta Ingiriiska ayaa sheegta in Xoghayaha Laanta Socdaalka Priti Patel ay kala hadashay dowladda Denmark inay dal Africa ku yaal ka wada furtaan xarun lagu eego codsiyada qaxootiga.

.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post