1575 Views

Galmudug oo Beenisay in Al-Shaab ay dib ula wareegtay deegaanka bacaadweyn

Galmudug oo Beenisay in  Al-Shaab ay dib ula wareegtay deegaanka bacaadweyn
____________________________________________________________________________

Arbaco: July 7 2021

Maamulka Galmudug ayaa beeniyey inay ciidankooda iyo milateriga dawladda Somaaliya ka bexeen deegaanka bacaadweyne ee gobolka Mudug, ka dib markii ay shalay halkaa ka qabsadeen Al Shabab.

Wasiirka warfaafinta ee Galmudug Axmed Shire Falagle oo arrintaas BBC u xaqiijiyay ayaa sheegay in ciidankooda ay joogaan magaalada afaafkeeda, Al Shababna aysan qabsan.

Wuxuu meesha ka saaray in muddo 24 saacadood ka yar ay isaga huleeleen magaalada.

Al-shabaab ayaa horey ula wareegay degaano ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo in muddo ah ay heystaan, waxaana dhowr jeer dhacay weeraro ay ku qaadeen Saldhigyo ay ku sugnaayeen Ciidanka qeybta 21-aad, iyadoona weerarkii ugu dambeeyay ku qaaday degaanka Wisil.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post