723 Views

Arday Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda gobolka Tigray

Arday Soomaali ah oo ka soo cararay dagaallada ka socda gobolka Tigray
____________________________________________________________________________

Sabti: July 24 2021

Iyadoo ay dagaallo ka socdeen Gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya, ayaa waxaa halkaasi u suurta gashay inay isaga soo baxaan qaar ka mid ah arday Soomaali ah oo Jaamacad ka dhiganayay magaalada Maqalle ee xarunta gobolka Tigreeda.

Ardayda ay u suurtagashay in ay ka soo baxsadaan colaadda halkaasi ka jirta waxaa ka mid ah Saciid Macalin Bashiir oo jaamacad ka dhiganayay magaalada Maqalle.

Office Bairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post