756 Views

Laftagareen oo dhaliilay sida lagu dhisay Aqalka Sare

Laftagareen oo dhaliilay sida lagu dhisay Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Moqdisho,August 17, 2021 —Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa sheegay in si deg deg ah oo hubanti la’aan ah lagu dhisay Xildhibaannada Aqalka Sare.

Isaga oo ka hadlayay munaasabas ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa sidoo kale sheegay in aan si siman Dowlad Goboleedyada loogu qeeybin Aqalka Sare.

Waxaa uu sheegay in hab qeybsiga Aqalka Sare loogu talo galay in Gobol walba la siiyo min Saddex Xubnood, balse taasi aysan dhicin.

Halkan ka daaawada Muuqaalka.

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdish

____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post