Taalibaan “Waxaan jeclahay inaan u xaqiijiyo bulshada caalamka iyo Mareykanka inaan cidna la waxyeeleyn doonin
Talaado: August 17, 2021 Taalibaan ayaa maanta Kabul ku qabatay shirkeedii jaraa’id ee ugu horreeyey tan iyo markii ay la wareegeen gacan ku haynta…