1203 Views

Falastiin oo sheegtay in rabashado ka dhacay daanta galbeed ay ku geeriyoodeen 6 ruux

Falastiin oo  sheegtay in rabashado ka dhacay daanta galbeed ay ku geeriyoodeen  6 ruux
____________________________________________________________________________

Talaado: August 24, 2021

Ciidamada Yahuuda ayaa dilay dad rayid ah magaalada Daanta galbeed ee dhulka ay xooga ku haystaan ee Falastiin.

Warbaahinta Falastiin ayaa sheegay in rabashado ka dhacay daanta galbeed ay ku geeriyoodeen illaa 6 ruux oo rayid ah kuwaasoo ay caruur ku jireen.

Wararku waxay sheegayaan ciidamada Yahuudu ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo dibad bax dhigay kuwaasoo ku sugnaa xerada barakacayaasha ee Balat la yiraahdo. Wasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in toboneeyo kale ay rabshadaas ku dhaawacmeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post