1110 Views

Al- qaacida oo Taalibaan ugu hambalyeesay in ay dib u qabsatay Afghanistan

Al- qaacida oo Taalibaan ugu hambalyeesay in ay dib u qabsatay Afghanistan
____________________________________________________________________________

Arbaco: August 25, 202

Al- Qaaciddada qeybta ku sugan Koofurta Aasiya, ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku soo dhaweysay maamulka Talibanka ee Afghanistan.

Kooxdan ka tirsan Al-Qaacidda oo lagu magacaabo (AQIS), kuna sugan Hindiya, ayaa dhambaalkooda hambalyada ah ugu duceystay in Taalibaan ay si guul ah uga hirgelin karto Shareecada Islaamka Afghanistan.

Bayaankan, oo ku qoran luuqadda Urduuga, ayaa waxaa lagu wadaagay barnaamij kaxa kanaal taageeraya Al-Qaacida farriinta Telegram 23-kii Ogoosto

.

 Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post