759 Views

Maydadka askartii Maraykanka lagu laayay Garoonka Kabul oo laga dajinaya Maraykanka Saacadaha soo socda

Maydadka askartii Maraykanka lagu laayay Garoonka Kabul oo laga dajinaya Maraykanka Saacadaha soo socda
____________________________________________________________________________

Isniin: August 30, 2021

Waaxda Difaaca Mareykanka Pentagon waxay sheegtay in 13 askari ay kaga dhinteen, 15 kalena ay dhaawacmeen. Sarkaal sare oo ka tirsan waxaad caafimaadka ee Kabul ayaa BBC u sheegay in ugu yaraan 90 qof ay dhinteen 150 kalena ay dhaawacmeen weerarka lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Kabul.

Dad aad u badan ayaa ku sugnaa nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Kabul, iyagoo filaya in laga saaro dalka Afghanistan oo dhowaan ay qabsadeen Taliban.

Sidoo kale Markii la keeno maydadka ayaa la filayaa in uu salaam u saaro Madaxweynaha Maraykanka Join biden oo uu tago Garoonka Maydka laga soo dajinaayo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post