666 Views

Rooble oo magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawllan doorashooyinka

Rooble oo  magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawllan  doorashooyinka
____________________________________________________________________________

June 9 2021

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qaabilsan isku xirka dhinacyada ku hawallan arrimaha doorashooyinka dalka.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddiga sare ee farsamada, oo arrimaha doorashada ka taageeraya Ra’iisul wasaaraha, kana kooban todoba xubnood.

Guddigaas ayaa ka shaqayn doona isku xirka dhammaan howlaha doorashooyinka ee hey’adaha ku shaqada leh, sida Beesha Caalamka, Golaha Wadatashiga Qaran iyo Guddiyada kale ee doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.

Guddiga ayaa kala ah:

Cabdulqaadir Cilmi Cali

Avv. Cumar Maxamed Cabdulle

Faadumo Cabdi Cali

Maxamuud Maxamed Rooble

Leyla Cabdikariin Maxamed

Liibaan Rabiile Good iyo

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post