771 Views

Wasaaradda arrimaha Diinta oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada

Wasaaradda  arrimaha Diinta oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada
____________________________________________________________________________

Isniin: july 19, 2021

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul Adxa.

Wasaaradda ayaa fartay dhamaan hay’adaha samafalka khayriga ah kuwooda wadaniga ah iyo kuwa caalamiga ah ee dalka ka howlgala ee ka shaqeenaya fulinta barnaamijyada Udxiyada sanadka 1442 2021, in ay u hogaansamaan awaamirta wasaaradda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post