1437 Views

Askarigii dilay George Floyd oo racfaan ka qaatay xukunkii hore loogu riday

Askarigii dilay George Floyd oo racfaan ka qaatay xukunkii hore loogu riday
____________________________________________________________________________


Sabti: September 25, 2021

Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in Askarigii ka tirsanaa booliiska magaaladda Minneapolis ee dabayaqadeedii bishii May 2020 ku dilay Magaaladda Minneapolis Goerge Floyd uu Dalbadat Rafcaan.

Askarigaan oo dilay  ninii  madowga ahaa ee la oran jiray Goerge Floyd oo dilkiisu dunida magaalooyin ka mida ka dhalisay dibadbaxayo ayaa xukunkii ku dhacay ka qaatay Racfaan .

Sidoo kale askarigii dilay Goerge Floyd  ayaa bilo ka hor waxaa lagu xukumay 40 Sano ku dhawaad oo Xarig ah, taasi oo waaxda cadaalada Maraykanka ay ku tilmaameen Dacwada 1 waad ee Xukunka Danbiilaha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post