Day: September 25, 2021
Xubno ka tirsan Xisbiga ugu awooda badan Tunusia oo Is-casilay
Sabti: September 25, 2021 In ka badan 100 xubnood oo caan ah oo ka tirsan xisbiga Ennahdha ee Tunisia ayaa iscasilay iyaga oo diidan…
Qaramada Midoobey oo cambaareysay weerarkii Ceelgaabta ee Muqdisho
Sabti: September 25, 2021 Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa cambaareeeyay weerarkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Waxaa sidoo kale Qaramada Midoobey ay tacsi…
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Dalka uu Mas’uul ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble Daawo
Sabti: September 25, 2021 Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo in uu xagal daacinayo doorashadii uu ku wareejiyay…
Wasiirkii Amniga oo ka hadlay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgooska Ceelgaabta
Sabti: September 25, 2021 War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasiirkii Amniga Gudaha ayaa looga hadlay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay…
Morocco oo Diyaarado aan Duuliye Laheyn ka Heshay Dalka Turkey
Sabti: September 25, 2021 Morocco ayaa horaantii bishan waxaa soo gaaray diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn (drones) ee Turkiga, sida ay wakaaladda wararka…
Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada qaraxii ismiidaaminta ahaa iyo Hoyo laba caruura ku dhintay.
Sabti: September 25, 2021 Waxaa ka mid ahaa dadkii ku dhintay qaraxii saaklay Hoyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay. Waxaana arintaas ay…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay Qaraxii saakay ka dhacay Ceelgaabta.
Sabti: September 25, 2021 Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxa uuna tacsi u diray dhamaan…
Hibaaq Abuukar oo ka tirsaneyd xafiiska ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhimatay Qaraxii saakay
Sabti: September 25, 2021 Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana jira Saraakiil ka tirsan Xafiiska Raisal Wasaaraha oo…
Askarigii dilay George Floyd oo racfaan ka qaatay xukunkii hore loogu riday
Sabti: September 25, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in Askarigii ka tirsanaa booliiska magaaladda Minneapolis ee dabayaqadeedii bishii May 2020 ku…