1014 Views

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo maanta ku dhawaaqeysa Go’aamo cusub

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo maanta ku dhawaaqeysa Go’aamo cusub
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL July 06, 2019—Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay ku dhawaaqdo go’aamo cusub oo ku aadan Arrimaha dibadda Soomaaliya, waxaana loo yeeray dhammaan Warbaahinta Soomaaalida iyo kuwa caalamiga ah.

 

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan xiriirka u jartay dowladda Guinea ka dib markii ay ku eedeysay in ay ku xadgudubtay Arrimaha Qaranimadda Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa laga yaabaa in ay ku dhawaaqdo go’aamo ka dhan ah dowlada Kenya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment