1218 Views

Tirakoob lagu sameeyay xoolaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Tirakoob lagu sameeyay xoolaha Deegaanka Soomaalida Itoobiya
____________________________________________________________________________

Sabti: September 4, 2021

 

Inta la og yahay waxaa markii ugu horraysay la tirakoobay xoolaha ku nool Deegaanka Soomaalida ee waddanka Itoobiya.

Tirakoobkan oo fulintiisa ay iska kaashadeen hay’adda tirakoobka qaran ee dalka itoobiya iyo xafiiska xoolaha iyo hormarinta reer miyiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa tirada guud ee xoolaha deegaanka ka dhigtay 46 milyan oo neef.

Faafaahinta warkaas iyo xaaladda xoolaha ee deegaankaasi ayaannu ka warraysannay Dayid Axmed Nuur wasiirka arrimaha Xoolaha ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo u warramay weriye Ismaaciil Ibraahim Buurgaabo oo Jigjiga kula kulmay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post