1287 Views

Beledweyne banaanbaxyo looga soo ciidanka AMISOM oo ka dhacay halkaas

Beledweyne   banaanbaxyo  looga soo ciidanka AMISOM oo ka dhacay halkaas
____________________________________________________________________________

Talaado: September 7, 2021

  Magaalada Beledweyne  ee gobolka Hiiraan waxaa kadhacay banaanbaxyo xoogan oo looga soo ciidanka AMISOM iyo dowladda ee ku sugan gobolkaas.
 
Banaanbaxa ayaa yimid kadib markii Ciidamo uu Hogaaminayo Taliya Guutada 5aad Qeybta 27-aad ee Militariga iyo Kuwa Jabuuti ay sheegen in ay ku baxayaan dagaaladii ka dhacay ee Deegaanada Kabxanleey, Deefoow iyo Aabaaleey waqooyiga Beledweyne.
 
sidoo kale Qaar kamid ah dadweynaha banaanbaxa sameynaaya ayaa sheegay in Jabuuti ay hub iyo Risaas u wadaan sida ay sheegen mid kamid ah beelaha ku dagaalamay deegaanada Kabxanleey iyo Deefoow ee gobolka Hiiraan.
 
Sida ay sheegen dadka banaanbaxa wado ayaa Ciidamada Jabuuti ku ku edeeyay in inta uu socday dagaalka aysan ku bixin lakiin maanta waxaa wado ay yihiin Hiilo iyo Garab  ay siinayaan mid kamida beelaha dagaalamaya.

 Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post