924 Views

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka oo walaac muujiyay

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka oo walaac muujiyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | September 09, 2021:-Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada 2021 ayaa walaac waxaa ay ka muujiyeen Habraaca shaacinta kuraasta aqalka sare ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle, kuwaasnoo uu shakay soo saaray Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba suurogal aheyn sida ay u soo bandhigeen  liiska musharaxiinta Aqalka sare ee Hir-Shabeelle.

“Annagoo tixraaceyno heshliskii ugu dambeeyay ee ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran

Augoust 23,2021 ee uu saxiixay Madaxweynaha Hir-Shabeelle ay ku caddeed in uu xaqijiyo

qoondada haweenka 30% ee ay haween keliy ku tartamaan waxaa nasiib darro ah in uu

baalmaray heshiiskii uu galay ayuu lagu yiri” Qoraalka Guddiga.

Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa ay ugu baaqeen Madaxweynaha Hir-Shabeelle in uu ixtiraamo heshiiskii uu ansixiyay ee qoondada haweenka, isla markaana uu go’aamiyo in haween keliya ku tartamayaan kuraasta maadaama Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah ay siiyeen habraaca lagu xaqiijanayo qoondada haweenka Soomaalilyeed ee 30%ka Habraacaas loo agu xaqijinayo qoondada haweenka, waxaana  ay ka dalbadeen madaxda labada heer ee

dowladeed u gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka dalka iyo dhamaan guddiyada

doorashooyinka (FIET/SIET) ee goobaha doorashoyinka Sta DGS, Banaadir iyo

Somaliland.

Waa in ay kuraasta qoondada haweenka 30% u tartamaan musharrixinta haweenka ah

oo kellya.

d. Kuraasta qoondada haweeenka lagama wareejin karo haweenka, lama siyaasadeyn

karo, lamana libsan karo.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed, waa in

habraacaas sida uu yahay u fuliyaan.

1.Waa in ay kuraasta qoondada haweenka 30%u tartamaan musharrixinta haweenka ah

Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa ay ku booriyeen Madaxweynaha Hir-Shabeelle in uu ixtiraamo heshiiskil uu ansixiyay oo qoondada haweenka ee uu soo saaro ayadoo haween keliya ku tartamayaan.

“Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah, waxay ansixiyeen habraac lagu xaqijanayo qoondada haweenka Soomaalilyeed ee 30%ka. Habraacaas lagu xaqijinayo qoondada haweenka, waa in madaxda labada heer ee

dowladeed u gudbiyaan Odayaasha Dhaqanka dalka iyo dhamaan guddiyada

doorashooyinka  Heer federaal & Heer dowlad Goboleed ee goobaha doorashoyinka dowlad Goboleedyada, Gobolka Banaadir iyo

Somaliland ayaa sidoo kale lagu yiri” Qoraalka Guddiga.

Ugu dambeyn Guddiga qoondada haweenka ayaa waxaa ay soo jeediyaan dhowr qodob oo ay sheegeen in lagu ilaalinayo qoondada haweeenka ee Xildhibaannada labada Aqal, waxaana kamid ah.

1: Waa in ay kuraasta qoondada haweenka 30% u tartamaan musharrixinta haweenka ah oo kellya.

2:  Kuraasta qoondada haweeenka lagama wareejin karo haweenka, lama siyaasadeyn

karo, lamana libsan karo.

3: Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed, waa in

habraacaas sida uu yahay u fuliyaan.

4: Waa in ay kuraasta qoondada haweenka 30%u tartamaan musharrixinta haweenka ah

oo keliya.

Walaacaan ay muujiyaan Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee Doorashada 2021 ayaa daba socda kadib markii liiska Muaharixiinta Aqalka Sare ee uu shalay soo saaray Madax

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post