1077 Views

Madaxweyaha waqtiga ka dhamaaday Farmaajo oo warqadaha qoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweyaha waqtiga ka dhamaaday  Farmaajo oo warqadaha qoonsiga ka guddoomay safiiro cusub
____________________________________________________________________________


Talaado: September 21, 2021

Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Waqtigiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu  qaabilay safirada cusub ee dalalka Nigeria iyo Indonesia isla markaana ka guddoomay warqadaha aqoonsiga ee danjirenimo.

Wararka ayaa sheegaya  safiiradan cusub kala hadleen madaxweynaha sidii loo xoojin xiriirka diblumaasiyadeed ee kala dhexeeyo Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ayaa mudooyinkii la soo dhaafay, waxa uu warqadaha aqoonsiga ka Gudoomay Safiiro aad u badan.

Office Nairoboi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post