2985 Views

Gudoomiyihii Horre Ee Goloaha Shacabaka Oo Ka Hadalay Isbadalka La Filayo In Uu Ka Dhaco KGS

Gudoomiyihii Horre Ee Goloaha Shacabaka Oo Ka Hadalay Isbadalka La Filayo In Uu Ka Dhaco KGS
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 –Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Oo Maanta Magalada Muqdisho Ku Qabatay Shir Jiraay Uu Ka Hadalayo Xalada Dalka Iyo Isbadal Dhawaan Lafilayo In ay Ka Dhacaan Maamul Gobaleedyada Dalka .

Mudane Jawaari ayaa Shirkiisa Jiraa’id Diirada Ku Saaray Xalada Maamulka Koon Fur Galbeed Soomaaliya Waxa Uuna Sheegay In Maamulkaa Koon Fur Galbeed Soomaaliya Uu Ubaahnyahay Isbadal Dhab ah Oo Ku Aadan Dhanka Hogaanka Maamulkaasi

Waxa Uu Baaq Dheer Udiray Wax Garadaka Xildhibaanada Maamulkaasi Iyo Siyaasiinta Uloolamaysa Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Maamulkaasi Isaga Oo Ugu Baaqay In ay Ka Shaqeeyaan Rabitaanka Shacabaka Iyo Masiirka Maamulka Koon Fur Galbeed Soomaliya

Hadalkaan Uu Maanta Lawadaagay Warfidiyeenada Jawaari ayaa Imanay Iyadoo Bilaha Nagu Soo aadan Lagu Wado In ay Doorasho Ka Dhacdo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Jawaari

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment