1002 Views

Askari ka tirsan ciidamada Milateriga ee Somaliland oo goordhoweyd toogtay Mursal Maygaag oo ahaa Taliyihii xerada kaarayasha Somaliland

Askari ka tirsan ciidamada Milateriga ee Somaliland oo  goordhoweyd toogtay Mursal Maygaag oo ahaa Taliyihii xerada kaarayasha Somaliland
____________________________________________________________________________

.


Arbaco: October 6, 2021

Askari ka tirsan ciidamada Milateriga ee Somaliland ayaa goordhoweyd toogtay AHUN Mursal Maygaag oo ahaa Taliyihii xerada kaarayasha Somaliland ee Gobolka Togdheer.

Wararka ayaa sheegaya in Askariga dilay Taliyaha gacanta ay ku dhigeen Ciidamada Somaliland ee magaalada Togdher.

Sidoo kale Warar hor dhac aha ayaa sheegaya in Taliyaha Markii la dilayay uu joogay Gurigiisa, waxaana ka soo baxaya warar kala Duwan qaabka loo dilay, Taliyaha

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post