888 Views

Shacabka Magaalada Laascaanood oo aad uga carooday dadkii laga masaafurinayey Laascaanood

Shacabka Magaalada Laascaanood oo aad uga carooday  dadkii laga masaafurinayey Laascaanood
____________________________________________________________________________


Arbaco: October 6, 2021

Magaalada Laascaanood ayaa laga soo sheegayaa inaysan saacadihii la soo dhaafay  ka jirin dhaqdhaqaaq lagu qabqabanayo dad hor leh, ayada oo saddexdii maalmood ee tegay halkaas laga masaafuriyey boqolaal qof

Shacabka Laascaanood ayaa aad uga carooday arintaas, ayaga oo sheegay in dadka lagu sameeyay wax ka dhan ah diinta islaamka, waxayna intooda badan isku raaceen in dadka hadii la saarayo loo qabto waqti, laguna wargaliyo in ay magaalada ka baxaan.

Sidoo kale marka laga reebo dad kooban inta badan shacabka magaalada Laascaanood ayaa aad uga soo hor jeeda arintaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post