1935 Views

Faysal Cali Waraabe “Madaxweyne Farmaajo Waa Ka Dhaartay In Uusan Lug Ku Lahayn Dagaalka Tukaraq”

Faysal Cali Waraabe “Madaxweyne Farmaajo Waa Ka Dhaartay In Uusan Lug Ku Lahayn Dagaalka Tukaraq”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | july 19, 2018 –  Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCUD Faysal Cali Waraabe oo ka qaybgalay Shirkii dhawaan lagu soo gunaanaday magaalada Brossels   ee dalka Belgium-ka ayaa ka hadlay arimo badan oo u quseeya Soomaaliya.

Faysal Cali Waraabe oo lahadlay Warbaahinta aya ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntlan ee ee dhowr jeer ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool,Waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu kala hadlay dagaaladaas iyo cidda masuulka ka ah.

Waxa uu shaaca ka qaaday in Madaxweynaha Soomaaliya uu uu weydiiyay in isagu uu masuul ka yahay dagaladaas hase”ahaatee uu ugu dhaartay in uusan lug ku lahayn,Dhinaca kalana Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Soomaaliland aya diyaar u watahay in wada hadal laga galo dagaaladaas.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment