1134 Views

SAWIRO:-Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi Heer Caalami ah

SAWIRO:-Guddoomiye Mursal oo la kulmay Wafdi Heer Caalami ah
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 223-2020—Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa maanta Magaalada muqdisho kula kulmay Wakiilo ka socda UN-ka, AMISOM iyo Ambassadorada Copenhagen Group.

 

Kulanka ayaa laada dhinac waxaa ay uga wada hadleen Doorashada la filayo in ay ka dhacdo Dalka Soomaaliya 2020 -2021 iyo xoojinta wadashaqeynta labada dhinac ee la iriira arrimaha doorashooyinka.

 

 

 

Guddoomiyaha Golaha Shaabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxamaan ayaa madaxdii uu la kulmay ka codsadey inay dowladda Soomaaliya kala Shaqeeyaan sidii u qabsoomi laheyd doorashada dalka.

 

Xubnaha wafdiga ka socdey UN-ka iyo AMISOM ayaa dhankooda waxaa ay balanq aadeen inay arrimaah doorashooinka ka caawin doonaan Dowladda Soomaaliya,isla markaana ay taageero u muujin doonaan.

 

Sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa waxaa horey u ansixiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka,waxaana haatan uu horyaallaa Xildhibaannada Aqalka Sare si ay u ansixiyaan,kadibna uu u saiixo Madaxweyne Maxame Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment