765 Views

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la  qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya
____________________________________________________________________________

 


Jimco: October 8, 2021

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz.

Duqa Muqdisho  Cumar Filish iyo Danjire Mehmet Yilmaz ganacsato soomaali ah iyo Turki ayaa ka wada hadlay sidii loo bilaabi lahaa dhismaha wadada Jaziira.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Turkiya uga Mahadceliyay Mashariicyada kala gadisan ay kawadaan magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post