1020 Views

Wargeyska Daily-Mail oo qoray in dilka loo geestay Xildhibaan David Amess uu ka dambeeyay 25-sano jir Soomaali ah.

Wargeyska Daily-Mail oo qoray in dilka loo geestay Xildhibaan David Amess uu ka dambeeyay 25-sano jir Soomaali ah.
____________________________________________________________________________

Jimco: October 15, 2021

Wararka ka imaanaya Dalka UK oo saacadihii la soo dhaafay ka taagneed xaalad kacsanaan ah, kadib markii nin uu ku dilay toorey Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka UK oo lagu magacaabo David Amess.

Warar saacadihii hore ee caawa soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada dambi baarista UK ay wadaan  howlgalo baaritaano ah ay ku ogaanayaan dilka Xildhibaankanka loo geestay iyo waxa uu salka ku hayo.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in Xildhibaankan lagu tooreeyay deegaanka uu kasoo jeedo, waxa uuna qoray Wargeyska Dailymail in dilka loo geestay Xildhibaan David Amess lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay 25-sano jir asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya kaas oo hada gacanta ugu jira ciidamada dambi barista.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas

about:blank .

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post