735 Views

Koofur Galbeed oo dhul-beereed siineysa dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood

Koofur Galbeed oo dhul-beereed siineysa dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood
____________________________________________________________________________


Axad: October 17, 2021

Masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii laga soo barakicyey magaalda Laascaanood ay ugu deeqayaan dhul-beereed ay tabcadaan.

Boqolaal qoys oo dhowaanta dib ugu noqdey magaalada Baydhabo ayaa wasiirka beeraha ee maamulkaasi uu sheegay inay u sameynayaan dib u dejin ay qeyb ka tahay helitaanka dhulbeereed.

Sidoo kale maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in dad kale oo gaaraya Boqolaal qofood ay soo gaaraan magaalada baydhabo oo laga soo masaafuriyay deegaanadaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post