1119 Views

Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo Fashiliyay Qarax miino magaalada Kismaayo.

Ciidanka  Nabad Sugida Jubbaland oo  Fashiliyay Qarax miino magaalada Kismaayo.
____________________________________________________________________________

Axad: October 24, 2021

Wararka ka imaanaya caawa Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland (JISA) ay fashiliyeen qarax  miino ay  kooxda Al-Shabaab damac sanaayeen in ay ku Qarxiyaan Kismaayo.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay Hawlgalkan ku fashiliyay Qaraxaas uuna ka dhacay xaafada Farjanno ee magaalada Kismaayo, kadib markii lagu soo wargaliyay miinada meesha lagu duugay.

Sidoo kale Hay’adda Nabad sugida & Sirdoonka Jubbaland ayaa uga mahad celisay shacabka magaalada Kismaayo oo ay sheegeen in ay ku soo war galiyay Qaraxaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post