1197 Views

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo.
____________________________________________________________________________

Talaado: November 23, 2021

 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ku soo dhaweeyay guddoomiyaha golaha Wakiilada dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi.

h Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman  ayaa u tagay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Kmg Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaliya oo ah Deegaan Doorashadiisa si uu ugu tartamo Kursiga Tirsigiisa uu yahay #HOP182.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post