651 Views

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________


khamiis: December 16, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee shalay  dib ugu laabtay magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha Galmdug iyo wafdigiisa.

Sidoo kale Qoor qoor ayaa isku soo maray Muqdisho iyo Turkiga maalmihii la soo dhaafay oo uu ku sugnaa dalka Turkiga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post