1116 Views

shil baabuur oo khasaare geystay oo xalay ka dhacay Dooxa Degmada Arabsiyo Somaliland

shil baabuur oo khasaare geystay oo xalay ka dhacay Dooxa Degmada Arabsiyo Somaliland
____________________________________________________________________________


Sabti: December 18, 2021

 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil khasaare geystay oo xalay ka dhacay Dooxa Degmada Arabsiyo Somaliland

Gaariga Shilka galay ayaa La sheegay In uu ka Booday Askari Jiifa (Hakin Gaadhi ) intaasi Kadibna uu ku dhacay geed weyn oo ku yaalla dhinaca wadada.

Gaadhigaasi Oo noociisu Ahaa Dukhaan ayaa wax Saarnaayeen 4 Qof , Waxana Ku dhaawacmay Laba Qof Waxana aku dhintay Laba Qof .

Isla goobtaasi waxa Gaaray Ciidanka Nabad galyada Wadooyinka Gobolka Gabiley , waxaana halkaasi ay ka qaadeen dhaawacyada dadka ay waxyeelado gaartay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post