585 Views

Ra’iisul Wasaaraha Haiti oo ka badbaaday isku day dil.

Ra’iisul Wasaaraha Haiti oo ka badbaaday isku day dil.
____________________________________________________________________________


Isniin: January 3, 2022

Warbaahinta Haiti ayaa sheegtay in dad aan la garanayn ay isku dayeen in ay dilaan ra’iisul wasaaraha dalkaas Ariel Henry, intii lagu guda jiray dabaaldegga sanadguuradii 218-aad ee ka soo wareegtay xornimada jamhuuriyadda oo ka dhacday waqooyiga magaalada Gonaives.


“Kadib markii Henry uu kasoo baxay macbadka lagu qabanayay xaflada, dhowr xabadood ayaa laga maqlay meel u dhow, ilaalada ayaa isla markiiba ra’iisul wasaaraha u kaxeeyay meel nabdoon” sidaas waxaa sheegay telefiishanka TeleSUR.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post