738 Views

Biden oo Rajeynaya in Qorshihiisa Dhaqaale ay Koongareesku Ansixiyaan

Biden oo Rajeynaya in Qorshihiisa Dhaqaale ay Koongareesku Ansixiyaan
____________________________________________________________________________


Sabti: October 30, 2021

 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii shalay daah-rogay qorshe cusub oo 1.75 trillion oo dollar lagu bixinayo adeegyada dadweynaha iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha dalka Mareykanka.

Qorshahan ayuu madaxweynaha dhimay kala bar intii markii hore uu hindisay in uu ku kaco ka dib markii ay ka biya diideen laba ka mid ah senatarrada aqalka Senate-ka ee xisbiga Dimuqraadiga oo codkoodu uu muhiim u yahay meel marinta qorshahan.

Sidoo kale  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa  usbuucyadii la soo dhaafay waxa uu mucaarad xoogan kala kulmayay qaar ka mid ah Xildhibanada ka tirsan Xisbiigasa oo ka biyo diiday qorshaha amaahda ee Bilaayiinta Dolar ay dalbatay Dowlada  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post