1065 Views

Sawirro:-Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Oo Baydhabo Ka Furay Tababar Ciidan

Sawirro:-Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Oo Baydhabo Ka Furay Tababar Ciidan
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 08,, 2019  –Waxaa Maanta si rasmi ah loo furey Xerada Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka soomaaliyeed oo Dowladda Ingiriiska ka hergalisey Magaalada Baydhabo, iyadoona Ciidamo gaareya 100 -Askari oo ka tirsan Qeybta 60-aad loo furey Tababar, socon doono mudo labo bilood ah,

Waxan Munasabada lagu fureyay Xerada, iyo Tababarka Ciidanka Kasoo qeyb galey, Safariika Dowldda ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Ben Fender ,Wasiirka Difaaca Dalka , Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya , Wasiiro , Xidlhibaano Odayaasha dhaqanka KG , iyo Qeybaha kala Duwan Ee Saraakiisha Ciidamada.

nta Munaasabada Laguda galin Mas’uuliyiinta ayaa waxaa ay kormeer iyo Indha indhen ay ku sameyeen Xerada Ciidankan lagu Tababareyo oo Dowladda Ingiriiska ka hergalisey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

 

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Gollaha wakiilada Koonfur Galbeed , Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,ayaa boogadiyay Kaalinta dowladda ingiriiska Ay ka qaadaneyso Dhismaha Ciidanka , isagoona Ciidamada Tababarka loo furey kula Dar daaramey In ay wax badan ka faa’ideystaan si Al-shabaab uga adkaataan guulo waa weeyna aad ka soo Hooyisaan ayuu yirii”

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment