234 Views

Xisbiga UCID oo aqbalay soo jeedinta guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada

Xisbiga UCID oo  aqbalay soo jeedinta  guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa aqbalay talooyinkii ay soo jeediyeen guddida Ganacsatada ee ku taliyay in laysa saaro labada Doorasho ee madaxtooyada iyo Ururrada.

Ganacsatada ayaa soo jeediyay in maadama waxa la isku hayo ay yihiin arrimo sharci ay tahay in la isku sidko doorashooyinka madaxtooyada iyo tan ururada siyaasadda

Guddoomiyaha xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in ay tallaabadan u qaadaan danta dalka.

Waddani iyo xukuumadda ayaan iyagu weli shaacin go’aankooda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post