417 Views

Koox hubeysan oo xalay Yaqshid ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada 11 maalmo ka hor.

Koox hubeysan oo  xalay Yaqshid ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada 11 maalmo ka hor.
____________________________________________________________________________

Khamiis: February 10, 2022

Koox hubeysan ayaa xalay Dagmada Yaqshid ee Gobolka banaadir ku dishay Allaha unaxariistee Maxamuud Jaamac Cigaal oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada 11 ee dalka.

Dilka Maxamuud Jaamac waxaa sheegtay Dagaalamaysha Al-Shabaab.

Maalin kahor ayey aheyd markii xaafada Carafaad ee isla Yaqshid lagu dilay, Xuseen Ciidgale oo kamid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada.

Al-Shabaab ayaa horay u sheegay in ay beegsan doonaan Ergada iyo odoyaasha Dhaqanka soo doortay xildhibaanada Cudub.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post