501 Views

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Isimada Gobolka Bari?

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & Isimada Gobolka Bari?
____________________________________________________________________________

Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Isimada Gobolka Bari oo kala ah Boqor Burhaan Boqor Muuse, Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin iyo Beeldaaje Cali Beeldaaje Salaad.

Kulanka ayaa looga hadlaya xaadda Guud ee Gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland, wuxuuna qeyb ka yahay Kulamada uu Madaxweynuhu la leeyahay qeybaha kala duwan ee Waxgaradka iyo Bulshada Gobolka Bari.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post