792 Views

R/wasaaraha UK oo markale iska diiday inuu iscasilo

R/wasaaraha UK oo markale iska diiday inuu iscasilo
____________________________________________________________________________


khamiis: January 27, 2022

R/wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ku celiyay inuusan is casili doonin, wuxuuna ku adkeystay in dowladiisa ay qaadatay go’aamo ku haboon wax ka qabashada cudurka Corona.

Johnson waxa uu la kulmay su’aalo caro leh oo xubnaha baarlamaanka ay weydiiyeen xaflad uu qabtay ayna qaar kamid ah wasiiradiisa ay ka qeyb galeen.

Booliska magaalada London ayaa sidoo kale horay ugu dhawaaqay in ay furi doonaan baaritaan, taasi oo sii kordhisay cadaadiska uu wajahayo Ra’iisul Wasaaraha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post