594 Views

Dhacdo argagax Leh oo Galmudug ka dhacday iyo 1 Qos oo dhacdadaan ay qabsatay

Dhacdo argagax Leh oo Galmudug ka dhacday iyo 1 Qos oo dhacdadaan ay qabsatay
____________________________________________________________________________

Isniin: July 18, 2022

Farax Cumar Geelle ayaa shalay  lagu dilay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, goobtii lagu dilay ayaa waxaa ku dhaawacantay walaashiis Xaawo Cumar Geelle oo iyana galabtay u geeriyootay dhaawacii.

Walaalkood Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii uu geeridooda maqlay wuxuu ka ambabaxay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, si uu aaskooda uga qaybgalo, balse intii uu jidka kusii jiray ayaa gaarigii la rogmay, halkaas ayuu isna ku geeriyooday.

Sidoo kale Waa mid ka mid ah dhacdooyinka Xanuunka badan ee dadka Soomaaliyeed ay aad uga naxaan, waxaana sidaasi Maanta ku dhintay 3 ruux oo Walaala ahaa oo siyaaba kala duwan u geeriyooday

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post