351 Views

Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha oo sheegay in la hakiyay Dulimmadyadda Garoonka aadan cadde

Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha oo sheegay in la hakiyay Dulimmadyadda Garoonka aadan cadde
____________________________________________________________________________

Axad: May 15, 2022

Mareeyaha Garoonka Diayaradaha magaaladda Muqdisho oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in  hakad lagaliyaya dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha caalimagga ah ee Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Cabdinasir Maxamuud Gureey mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa xusay in tallaabadan loo qaaday Sabab la xiriirtaa Doorashada Madaxwaynaha Soomaaliya oo maanta dhaceysa.

Waxaa uu intaasi raaciyay Maareeyuhu in garoonkuna uu xiranaan doono mudada lagu gudajiro howlaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay guud ahaan magaalada Muqdisho maanta oo doorashada ay ka dhacayso Afisyooni.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post