981 Views

Hooyo Qaali oo dhashay Ikraan Tahliil oo ka cabatay Cabdiraxmaan Dheere iyo Cabdishakuur Cali Mire

Hooyo Qaali oo dhashay Ikraan Tahliil oo ka cabatay  Cabdiraxmaan  Dheere iyo Cabdishakuur Cali Mire
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 15, 2021

Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad oo dhashay Ikraan Tahliil Faarax ayaa aad uga cabatay xildhibaanadii waqtigooda dhamaaday qaar ka mid ah oo ay sheegtay in ay hor taagan yihiin Cadaalada ay u heli lahayd gabadheeda.

Cabdiraxmaan Xirsi Kulmiye (Cabdiraxmaan Dheere) oo ka mid ahaan jiray Al-shabaab iyo Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire oo ay isku reer yihiin farmaajo ayay aad uga cabatay Hooyo.

Sidoo kale waxay sheegtay in labada Nin ay qaraabo dhow yihiin mid kamid ah Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday, halka ka

Hooyo Qaali ayaa sidoo kale waxay sheegtay inay kalsooni badan ku qabto Ra’iisul Wasaare Rooble, islamarkaana ay kiiskaas cadaaladiisa ka sugayaan, xilli uu dhawaan bilaabay dar-dar gelinta kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post