573 Views

Ruushka oo diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda iyadoo ay Ukraine ku baaqayso in la joojiyo duullaanka.

Ruushka oo  diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda  iyadoo ay Ukraine ku baaqayso in la joojiyo duullaanka.
____________________________________________________________________________

Isniin: March 7, 2022

Ruushka ayaa diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) iyadoo ay Ukraine ku baaqayso in la joojiyo duullaanka.

Safiirka Ruushka ee Hague, Alexander Shulgin, ayaa muujiyay in dawladiisu aanay doonayn inay ka qaybgasho dacwadaha maxkamadda.

Garsooraha maxkamada sare ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka xuntahay in Ruushka uu diido in uu ka soo muuqdo Maxkamadda.

Garsooraha ayaa sido kale Moscow Waxa uu ku eedeeyay in uu Rushka si qaladan u adeegsaday ereyga “Xasuuq” maadama uu Ukraine ku duulay isaagoo ku andacoonaya sheega shoogashooyin been in Ukraine ay xasuuqday dadaka kunool donnbask iyo magaalooyin kale oo uu Ruushka xulafadiisa kataliyaan.

Ruushka iyo Ukraine labaduba waxay ka tirsan yihiin maxkamadda caalamiga ah.

  • Office Nairobi Kenya 
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post