1218 Views

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
____________________________________________________________________________

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee  Somaliland, waxaana ay u qorneyd Wareegtada Madaxweynaha.

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

MarkaanArkay: Dastuurka Somaliland, Qodobkiisa 90aad;

Markaan Arkay:  Muhiimadda Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolku u leeyahay  Amniga iyo Dhismaha Dawladnimadda;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo Waaya-aragnimadiisa;

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

Markaan Sameeyey:  La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey;

In Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee  Somaliland.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post