654 Views

Doorashadii ugu adkeyd oo xalay ka dhacday Gaalkacyo

Doorashadii ugu adkeyd oo xalay ka dhacday Gaalkacyo
____________________________________________________________________________


Isniin: March 14, 2022

Guddiga maamulka doorashada Galmudug waxaa ay qabteen doorashada Seddex kursi, inkastoo kuraasta qaar qabashada doorashadooda ay xalay gaartay.

Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa markale loo doortay xildhibaanka Kursiga Hop#069, halka Kursiga Hop#038 uu isna kusoo baxay Cabdi Salaan Xaaji Axmed (Dhaban-Cad), iyadoo doorashada kuraastaan ay dhacday galinkii dambe ee shalay.

Kursiga Hop#095 oo ahaa kan midkii ugu adkaa waxaa ku wada tartamayay musharixiinta kale ah:

Guddiga Doorashada Galmudug wuxuu maanta qabtay Doorashada Kursiga HOP#095 oo ay isku diiwaangeliyeen murashixiinta kala ah:-

1- Maxamed Saciid Faarax

2- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud 

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post