Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo sheegay in safarka Muuse Biixi Washington uusan waxba ka beddeli doonin mowqifka dowladdiisa ee ku wajahan Soomaaliya.
Isniin: March 14, 2022 Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa sheegay in safarka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee Washington uusan waxba ka beddeli…