282 Views

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo si buuxda u wareegay deegaanka Yasooman

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo si buuxda u wareegay deegaanka Yasooman
____________________________________________________________________________

Talaado: OCTOBER 4, 2022

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Dadka Deegaanka ayaa goordhow si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Yasooman ee Bariga gobolka Hiiraan.

Yasooman ayaa ka mid ah deegaanadii dhawaan ciidanku ka soo baxay taas oo saraakiisha ciidanku ku sheegeen xeelad dagaal.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in ay hadda Baris iyo miino baaris ka wadaan gudaha oo dhammaan faarujiyeen Al-shabaab.

Ciidamada ayaa kaabiga ku haya Magaalada Moqokori oo dhowr KM u jirta Yasooman.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post