1092 Views

Xildhibaan Fiqi “Maamulo is diidan ayaa ka dhismaya Galmudug”

Xildhibaan Fiqi “Maamulo is diidan ayaa ka dhismaya Galmudug”
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 15, 2020—Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa sheegay in Galmudug ay ku socoto wado ay uga dhismi karaan laba Maamul.

 

Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaale Geelle xaaf looga baahan yahay in uu u turo Shacabka Galmudug,isla markaana ay haboon tahay in Galmudug loo daayo hal maamul.

 

 

 

“Runtii Galmudug waxaa ay ku socotaa waddo ay laba maamul oo isdiidan ku dhismi karaan,hadii uusan tanaasulin xaaf,waxaana dalbdanayaa in Shacabka loo turo oo hal mamaul loo dhiso ayuu yiri” Axmed Macalin Fiqi.

 

Ugu dambeyn waxaa uu sheegay in dadka ku nool deegaananda Galmudug uusan xilligaan ka dhex jirin wax khilaaf ah,hayeeshee kaliya ay u baahan yihiin Maamul samatabixiya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment