642 Views

Maamulka Gobolka Banaadir oo Jawaab ka dalbaday dowladda & Maamulka Hir-Shabeelle

Maamulka Gobolka Banaadir oo Jawaab ka dalbaday dowladda & Maamulka Hir-Shabeelle
____________________________________________________________________________

Muqisho |QOLI Khamiis : December 16, 2021—Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ugu baaqay Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Madaxda sare ee Maamulka Hirshabelle in laga Jawaabo oo wax laga Qabto xaalada abaaraha Ee ka Jira guud Ahaan Gobalka Hiiraan.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka Gobolka oo uu Warbaahinta  la wadaagay Afhayeenka Mamulka Gobalka Hiiraan Liibaan Cabdi Cumar ayaa wuxuu ku sheegay in maamulka dhankiisa uu waday dadaalo wax looga qabanayo abaaraha.

Waxaa uu hadalkiisa uu hadalkiisa intaasi ku daray in guud ahaan Hay’adaha ka howlgalla Gobolka Hiiraan lagala shiray xaaladda abaaraha iyo sidii wax looga aaban lahaa.

ugu dambeyn wuxuu sheegay in sidoo kale la diyaariyay kormeero lagu tegay degmooyinka iyo degaannada ay abaata kajirto ee Gobolka Hiiraan si loogu kuurgalo xaaladda ay ku nool yihiin dadka ay saameysay abaarta.

Xafiiska Qaranimo Online |Mogdishu

_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post