786 Views

Raysal wasaare Rooble “Waxaan Diyaar u ahay in Halaqa, Dhurwaayada geesaha taag taagan aan idinka celiyo daawo

Raysal wasaare Rooble “Waxaan Diyaar u ahay in Halaqa, Dhurwaayada geesaha taag taagan aan idinka celiyo daawo
____________________________________________________________________________

Talaado: September 7, 2021

  Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in loo diyaar garoobayo qabashada doorashada gobolada Waqooyi ee Somaliland, kadib heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii ka dhex taagnaa siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi.

Rooble ayaa ka dalbaday siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolada Waqooyi iney u diyaar garoobaan doorashada ayna soo diyaariyaan jadwalka doorashada, islamar ahaantaana cafis weydiistay Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Xildhibaanada labada Aqal ee gobolada Waqooyi kasoo jeeda.

 Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post